Madax ka socotay hay’adda WHO oo booqday goobaha Caafimaadka
Wafida ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa booqasho ku tagey Sheybaarka Dhexe, Isbitaalka Martiini iyo Machadka Caafimaadka Qaranka. Wafdigaan waxaa xarumaha kusoo dhaweeyey Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Read more











