Shir lagu go’aamiyey diiwaanta hubka Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ee Madaxtooyada...
Read more











