Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Bangiga horumarinta Islaamka
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) oo ka socda magaalada Algiers, Algeria,...
Read more










