Wasiirka Gaashaandhigga Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda,...
Read more











