Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug
Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan Dowlad-goboleedka Galmudug. Dhaqdhaqaaqyada la xiriira ololaha doorashada, kulamada siyaasiyiinta iyo...
Read more











