Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Waqtiga Doorashooyinka Golaha Deegaanka
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga, ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashada golaha deegaanka ee...
Read more











