Laamaha amniga oo ku raad-jooga shaqsiyaad fal anshax xumo ah kula kacay gabadh Soomaaliyeed
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Caasimadda ayaa wada baadi-goob xooggan oo lagu raadinayo eedeysanayaal ku eedeysan falal xadgudub ah oo ka dhan ah gabar muwaadinad ah. Eedeysanayaashan ayaa baraha bulshada lagu arkay...
Read more











