Kulan lagu dhiirrigelinayo waxbarashada gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho
RADIO MUQDISHO: Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyay madal lagu dhiirrigelinayo waxbarashada gabdhaha, taas oo ay ka qeybgaleen gabdho aqoonyahanno ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir....
Read more











