Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay shirka amniga
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka. Shirka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare...
Read more











