Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay qaar ka mid ah ururrada haweenka ee SSC-Khaatumo
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee SSC-Khaatumo ayaa xarunta dhexe ee Guddiga ee ku taalla magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay qaar ka mid ah ururrada haweenka ee...
Read more











