Ra’iisul Wasaare Xamse oo Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da August
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda 28-aad ee dhismihii dowlad goboleedka Puntland awgeed. Ra’iisul Wasaare Xamsa...
Read more











