Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Read more











