NISA iyo TISS oo kala saxiixday heshiis dhanka amniga ah
Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Tanzania...
Read more











