Guddiga Dowladnimada Danabeysan oo kulan muhiim ah yeeshay
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxaa maanta ka qabsoomay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Dowladnimada Danabeysan, guddigan oo uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre magacaabay 08/10/2025, qeybna ka ah qorshaha lagu mideynayo...
Read more











