Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo si heer sare ah loosoo dhaweeyay wafdiga Madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Kenya...
Read more











