Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tacsi u Diray Ehelidii uu ka Geeryooday Amb. Cabdiraxiin Caabi Faarax
Muqdisho, May 14, 2018--- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Tacsi u diraya eheladii, qoysaskii iyo umadda Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhin...
Read more











