Maxkamadda Beladweyne iyo tan racfaanka gobolka oo laga hirgeliyay Hiiraan “SAWIRRO”
Munasabadan lagu daahfurayay Maxkamadaha Racfaanka Gobolka iyo mida Degmada Beledweyne laguna magacaabayay Guddoomiyeyaasha iyo Garsoorayaasha maxkamadahaasi waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle, Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan iyo mas’uuliyiin...
Read more











