Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta Dalka Dib ugu soo Laabtay kaddib Safaro Shaqo uu Ku Tagay Dalalka Ingiriiska iyo Kenya ayaa ugu baaqay Jaaliyadda Reer...
Read moreWasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda ayaa dignin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad xeranka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Mudane...
Read moreMuqdisho, 1, June 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. kulanka ayaa waxaa...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda...
Read moreGuddoomiyaha Degmada Heliwaa ee gobolka Benaadir Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeeray sida ay u socdaan Ololaha Nadaafadda ee Degmada, waxaana uu howlwadeenada degmada u qaabilsan dhanka Nadaafadda ku bogaadiyay...
Read moreMunaasabad xariga looga jarayay Dhismaha Cusub ee Jaamacada Galgaduud University Caabudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiru dowlada Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliin sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho