Shirkan oo hore dhac u ahaa shirweynaha caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo maalinka beri ah ka furmaya magaalada London waxaa looga hadlay doorka ururrada bulshada rayidka iyo qurba joogta...
Read moreMadaxda Qaranka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Ugaas Cabdulqaadir Sheekh Xuseen oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta lagu dilay Muqdisho. Madaxda Qaranku waxa ay...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye, oo ay ka mid yihiin Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha...
Read moreDawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka sida sharci darrada ah u yaalla wadooyinka muhiimka u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka, gaar ahaan gobolka...
Read moreWasiir kuxigeenka Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehlinayeen Agaasimaha Guud ee iyo qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradadda Kalluumeysiga ayaa kormeeray Xaafadda kalluunka ee...
Read moreWasiir Fowsiya Abuukar Nuur oo ay wehliyaan qaar ka mid ah howlwadeennada wasaaradda ayaa booqday Cusbitaalka Digfeer oo la dhigay 15 ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawac may...
Read moreWasiir wasaaradda warfaafinta iyo hanuunita dadweynaha Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in shirka London maalmaha soo aadan ka dhici doona looga hadlayo Arrimo ay ka mid tahay in dowladda...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye, oo ay ka mid yihiin Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho