Madaxweynaha Turkiga oo ballan qaadday in uu sii waadi doono taageerada uu siinayo Soomaaliya
Wakaaladda Wararka ee Dalka Turkiga Anadol ayaa qortay in magaalada Ankara Arbacadii shaley ay ku kulmeyn Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Recep Tayyip Erdogan. Labada...
Read more










