Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo cambaareeyay suxufi lagu dilay Muqdisho
Wariye u shaqeynayay Telefishinka Kalsan ayaa maqribkii lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu ku sugnaa Degmada Wadajir ee Gobolka Benaadir. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhejiska ayaa qeybta...
Read more











