Ra’iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho “SAWIRRO”
Muqdisho, 06 June 2017...Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka...
Read more










