Deg deg: Ciidamada Puntland oo dib ula wareegay degmada Qandala
Ciidamada dowlad gobaleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degmada Qandala ee Gobalka Bari kaddib markii ay ka saareen maleeshiyada Argagixisada ah ee Daacish oo maalmihii dhawaa halkaasi ku sugnaa. Ciidamada...
Read more











