Wareegga koowaad ee codeynta doorashada oo la soo gabo gabeeyay
Waxaa la soo gabo gabeeyay codeynta wareegga koowaadee doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana iminka la guda galayaa tirinta coddka. Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqore...
Read more











