Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka XDS
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage. Labada mas'uul ayaa kulankooda kaga wada hadlay...
Read more











