Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgalinta Dastuurka, halka Mudane Cabdiraxiim Cabdi Abiikar loo...
Read more











