Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe oo booqday qaar ka mid ah deegaannada uu maro webiga gobolkaasi ayaa ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado dadka ay saameysay biyo la’aanta...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan looga hadlayay dar dargelinta amniga garoonka Aadan Cadde kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Garoonka. Kulanka ayaa...
Read moreUrurada Bulshada rayidka ee dalka ayaa waxa ay dhaliil usoo jeediyeen Guddiga dabalka Cunuqabateyn hubka saaran ee Soomaaliya iyo Eritrea kaa soo ay ku eedeeyeen in warbixinadooda ay ku weeraraan...
Read moreUgu yaraan 4 Qof ayaa xaalado abaareed ugu geeriyootay deegaanno hoostaga gobolka Awdal, xilli abaaro baahsan ay ka jiraan gobollada Waqooyi ee Dalka Wariye Sucaad Jaamac Qalinle oo ka howlgasha...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay in dagaallada maleeshiyada Al-Shabaab ay ka wadaan deegaanno ka tirsan dowlad goboleedka Puntland aysan ka duwaneen kuwa ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho