Maamulka Degmada Mahaddaay oo ka hadlay deegannadii laga xoreeyay Al-Shabaab
Maamulka degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ugu baaqay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in adeegyada bulshada ay ka hirgeliyaan deegaanadii laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee Degmada Hoosyimaada, si bulshada...
Read more









