Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Ku-simaha Safiirka Suudaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya. Kulanka waxa diiradda lagu saaray xiriirka taariikhiga...
Read more











