Wasiirka Amniga “Weerarkii Halgan waxaa lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab” DHAGEYSO
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Axmed ayaa caddeeyay in weerarkii ka dhacay deegaanka Halgan lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab. Wasiirka Amniga oo wareysi gaar...
Read more











