Kulanka guddiyada joogtada ah Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa waxaa warbixin looga dhageystay howlqabadka guddiga madaxa banaan ee...
Read more15 ruux ayaa ku dhaawacantay kadib shil gaari oo maanta ka dhacay afaafka hore ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, kuwaasi oo loola cararay goobaha caafimaadka ee magaalada. Shilka...
Read moreMunaasabadaaan lagu weynaynayay dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo ay soo qaban qaabiyeen Jameecada reer Sheekh Daa’uud Culosow qeybta masjidul Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ka qeyb galay culimaa’udiin ka...
Read moreMogadishu, 09 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreArday ay tiradoodo kor u dhaafayso ilaa 3,000 kun oo arday, oo wax kabarta Jaamacada Somali International Universit (SIU)y ayaa u soo gaba –gaboowday mudo laba isbuuc ah oo ay...
Read moreGudoomiyaha Barlamanka Federaalka Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Dowladda ay door weyn ka qaadaneyso dib u heshiisiinta Bulshada si loo soo celiyo xasiloonida Dalka. Afhayeenka Baarlamaanka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay xuska sanadkii labaad ee uu xilka hayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaasi o ay...
Read moreKulan looga hadlayay tayada Waxbarashada Degmada oo ay soo qaban qaabiyeen guddi ay ku bahoobeen Waalidiinta Degmada ayaa looga hadlay heerka waxbarashada, iyagoo dhinaca kalena cabasho ka muujiyay qilaaf maalmihii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho