Wasiirka difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa shir jaraa’id oo uu u qabtay Warbaahinta ku faah faahiyay in nin u dhashay dalka Mareykanka, kana tirsanaa argagixisada...
Read moreBaarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa loo qeybiyay miisaaniyada sanadka 2016-ka, si ay u meelmariyaan. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Read moreMuqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir laba maalmod socon doona oo ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo...
Read moreDoodani oo lagu qabtay magaalada Pretoria ayna iska kaashadeen Safaaradaha Soomaaliya iyo Sweden ee Dalka Koonfur Afrika, loogana hadlayay iska dhexgalka bulshada gaar ahaan Soomaalida Koonfur Afrika iyo dadka South...
Read moreWasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan looga tashabayo hindise sharciyeedka ka hortagga xadgudubka kufsiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho....
Read moreWasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u cusbooneysiisay heshiis ay hey’adda WFP uga howlgaleyso Soomaaliya kadib markii uu idlaaday waqtiga heshiiskii...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:- 2 Translators of Somali-English and English-Somali
Read moreGlobal Internet ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo xawaarihiisu aad u sareeyo, kaasi oo ay isticmaali karaan dhamaan qeybaha bulshada…. Maamulka Shirkadda Global Internet Cabdiqaadir Xasan Axmed oo maanta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho