Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Shabaab dhawaan laga sifeyn doono guud ahaan gobollada dalka. Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa tilmaamay in ciidamada xoogga...
Read moreWasiirka Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed, Wasiir ku-xigeenka Wasaarada caafimaadka Cismaan Daallo, Guddoomiyaha Guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka Xildhibaan Cismaan Maxamuud Dufle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale oo...
Read moreBarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meelmariyay ka mid noqoshada, Hay’adda Islaamka horumarinta, iyaga oo aqrinta labaad mariyay sharciga leylitirka iyo xuquuqda siyaasiyiinta oo ay soo diyaariyeen guddiga xeer...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir maareeye ayaa shir jaraa’id oo ay si...
Read moreMogadishu, 06 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreBarlamaanka Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh Xarunta Golaha shacabka ayaa uga hadli doona sharciga “Leylitirka” , iyadoo dhanka kale warbixin ka dhageysanaya guddiga arrimaha dibadda ee...
Read moreWasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Muqtaar Ibraahimy ayaa sheegay in ay wadaaan qorshe ay wax kaga qabanayaan sicir bararka iyo tayada Shidaalka, iyaga oo kaashanaya...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho