Guddoomiyaha Gobolka “Bulshada waxaan farayaa in boorarka afka qalaad ku qoran lagu badalo afka hooyo”
Maamulka gobolka Banaadir ayaa faray ganacsatada in boorarka ku qoran afka qalaad ay u badalaan Afka hooyo, si loo horumariyo Afka Soomaaliga. Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf...
Read more











