Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa howlgallo shalay gelinkii dambe ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, ku toogtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, halka kuwa kale ay...
Read moreHowlgaladan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda ayaa waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku socoto su’aallo...
Read moreMuqdisho, 18 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku booriyey hay’adaha dastuuriga ee dalka, sida Baarlamanka iyo Xukuumaddu in ay dardar geliyaan hawlaha ay...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha...
Read moreKulan looga soo horjeedo mooshinkii dhawaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jmahuuriyada Soomaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah...
Read moreWasiirka cadaaladda oo ay wehliyan taliyaha ciidanka Asluubta iyo xeer illaaliyaha guud ee Qarranka ayaa maanta dhagax dhigay warshada farsamada gacanta ee maxaabiista oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe ee Xamar,...
Read moreXubnahaan ka socday Barlamanaanka Kenya ee maanta soo gaaray magaladada Muqdisho oo ka koobnaa 9 xubnood oo ka tirsan guddiga difaca iyo arrimaha dibadda ee Barlamaanka Kenya ayaa waxaa garoonka...
Read moreMaamulaha dugsiga Hoose, dhexe iyo Sare ee Banadir zone Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in sanadkan ay dugsiga ku soo kordhiyeen koorsooyin cusub oo dhanka waxbarashada oo loogu talaglay in sare...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho