Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur
Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degmada Ceel buur ee gobolka Galgaduud. Kornayl Axmed Maxamed oo ka tirsan sarakiisha ciidanka xoogga...
Read more











