Banaanbax looga soo horjeedo weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku laayeen dad wax gal u ahaa bulshada Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay hay’adda wada hadalka bulshada ee CCD ayaa maanta ...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta deeq isug jirta raashin iyo makiinadda lagu shiido raashinka gaarsiiyay qaxootiga Yemen ee degan dhismaha Safaaradda Yemen ay ku leedahay dalka,...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta isbitaalka Madiina ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Axaddii la soo dhaafay ka dhacay hotelka Saxafi ee magaalada...
Read moreMaxkamadda gobolka banaadir ayaa maanta la horgeeyay eedesanayal ajaanib ah, kuwasoo lagu soo eedeyay in ay si sharci darro ah ay ku joogeen gudaha dalka, waxaana maxkamadda goob joog ka...
Read moreWasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya iyo guddoomiyaha cusub ee gobolka banaadir ayaa kulan la qaatay mas’uulyiin ka tirsan maamul goboleedyada kira dalka. Kulankan oo uu soo qaban...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta furay shir looga arrinsanayo sharciga samaynta Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka. Shirkaan wada tashiga ee looga hadlayo...
Read moreMunaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda SIU oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardayda Jaamacadda ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacadda, macalimiin, abwaanno, arday iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho