Wasiirka Dowladda Britain u qaabilsan Qaaradda Afrika James Duddridge ayaa cambaareeyay weerarkii maanta kooxda argagixisada Al-Shabaab ay ku qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. “Waxaan cambaareynayaa weerarkii Hotel Saxafi ee...
Read moreHowlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa cambaareeyay weerarkii maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku qaaday Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho, kaasi oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay....
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii argigixisonimo ee lagu qaaday hotelka Sahafi ee magaalada Muqdisho ayadoo dhanka kalena uu Guddoonka tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weerarkaasi....
Read moreCulimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamay wax aan waafaqsanayn shareecada Islaamka, daadinta dhiigga dadka Muslimiinta ah, aygoo canbaareeyay werarkii argagixisanimo ee maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku laayeen dad rayid ah oo aan...
Read moreAllaha u naxariistee Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdikariin Yuusuf Aadan “Dhago badan” ayaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Saxafi...
Read moreMadaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta waxa uu ku dhagax dhigay dhismaha safaarad cusub oo...
Read moreMaamulka Isbitaalka Madiina ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad ee dhaawacyada ku jira isbitaalka ee ay waxyeelada ka soo gaartay weerarkii Argagixisanimo ee maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Saxafi...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho