Ra’iisul wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM
Muqdisho, September 1,2015-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday saaka aroortii xero ay deganaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Nabad illaalinta...
Read more











