Wasiir Odowaa “Qabsashada Dhuusa-mareeb waa mid lagu hagar-daameynayo dhisamaha maamulka gobollada dhexe”
Muqdisho-07, Juun, 2015-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii maanta ka dhacay magaaladda Dhuusa-mareeb ee xaruta gobolka Galgaduud. Wasiirka ayaa sheegay in ay...
Read more










