Madaxweynaha: “Waan soo dhoweynayaa sida hufan ee ay u socdaan hawlgallada cusub ee Al Shabaab dalka looga sifeynayo’’
Muqdisho, 9 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay qaabka wanaagsan ee ay u socdaan hawlgallada...
Read more










