Taliyaha Ciidanka XDS oo Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska XDS ee Danab. Gaadiidkaan ayaa loogu talagalay...
Read more











