Taliska Ciidanka Asluubta oo ka warbixiyey dhacdadii Xabsiga Dhexe ee Xamar
Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warfidiyeennada la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaaqaddii maanta ka dhacday gudaha xabsiga Dhexe ee Xamar, kaasi oo ay ku lug lahaayeen...
Read more










