Afhayeenka Booliska oo faah-faahin ka bixiyay khasaaraha weerarkii SYL ee Khawaarijta
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kornayl Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabatay SYL Hotel ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii khawaarijta ku qaaday xalay hoteelka. Kornayl Qaasim...
Read more











