Shirka horumarinta Booliska iyo amniga oo lagu soo gabagabeeyey Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa soo xiray shir wadatashi oo ka dhacay Dhuusamareeb, kaas oo diiradda lagu...
Read more











