Raiisul Wasaare Xamsa oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu. Ra’iisul Wasaaraha oo sii wada hawlaha isku...
Read more











