Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay wafdi ka socday Safaaradda Switzerland “SAWIRRO”
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay wafdi ka socday Safaaradda Switzerland oo...
Read more











