Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Galgaduud
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa xaq u dirirka deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Cali Candhoole , Sheekh Cabdullahi, Baraag Xaaji dhagax ee bariga Galgaduud. Ciidamada ayaa inta ay...
Read more











