Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid ku wareejiyay Wasiirka Caafimaadka Jubbaland
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta labo Gaari oo nooca gargaarka deg degga ah isla markaana loogu talagaley fududeynta adeegyada Caafimaadka...
Read more










