Ciidamada Xoogga Dalka oo si rasmi ah loogu wareejiyey Amniga Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amniga...
Read more











